Month: July 2018

Diego Simeone Oo Ugu Danbayn Kala Cadeeyay Hadaladii Muranka Dhaliyay Ee WhatsApp-ka Ee Uu Koobkii Aduunka Kaga Hadlay Cristiano Ronaldo & Lionel Messi.

Tababaraha kooxda Atlético Madrid ee Diego Simeone ayaa markii ugu horaysay saxaafada ka hor cadeeyay hadaladii codka ahaa ee intii uu koobka aduunku socday uu kaga hadlay isbarbar dhigii uu ku sameeyay Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kaas oo muran abuuray isla markaana aan hore isaga wax looga waydiin. Cod uu Simeone u diray caawiyihiisa …

Diego Simeone Oo Ugu Danbayn Kala Cadeeyay Hadaladii Muranka Dhaliyay Ee WhatsApp-ka Ee Uu Koobkii Aduunka Kaga Hadlay Cristiano Ronaldo & Lionel Messi. Read More »

XOG: Kadib Hadalkii Uu Mourinho Ku Sheegay In Shan Ciyaartoy Uu Maamulka Kooxdiisa Ka Dalbaday Oo Aanu Wali Midna Hayn- Liiska Shantan Xidig Ee Uu Doonayo Oo La Ogaaday.

Hadaladii uu Jose Mourinho ka sheegay saxaafada kadib guuldaradii cuslayd ee kooxdiisa Manchester United ka soo gadhay Liverpool ayaa noqtay kuwo lama filaan ah isaga oo cadhadii guuldaradii Klopp ka soo gaadhay meelo kale kula dhacay. Jose Mourinho ayay caado u tahay in marka ay guuldaro ka soo gaadho koox wayn in uu sameeyo hadalo …

XOG: Kadib Hadalkii Uu Mourinho Ku Sheegay In Shan Ciyaartoy Uu Maamulka Kooxdiisa Ka Dalbaday Oo Aanu Wali Midna Hayn- Liiska Shantan Xidig Ee Uu Doonayo Oo La Ogaaday. Read More »

Real Madrid Mise Barcelona? Thiago Alcantara Oo Kooxdiisa Bayern Munich Ku War Celiyay In Uu Baxayo Oo Uu Waliba Spain Ku Laabanayo.

Xidiga xulka qaranka Spain iyo kooxda Bayern Munich ee Thiago Alcantara ayaa si wayn uga farxiyay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona oo si wada jir ah ugu dagaalamayay in ay la soo saxiixdaan wuxuuna xidiga ree Spain maamulka kooxdiisa Bayern Munich ku war galiyay in uu baxayo oo uu waliba ku laabanayo dalkiisa Spain. Thiago Alcantara …

Real Madrid Mise Barcelona? Thiago Alcantara Oo Kooxdiisa Bayern Munich Ku War Celiyay In Uu Baxayo Oo Uu Waliba Spain Ku Laabanayo. Read More »

LA OGAADAY: Qaabkii Uu Ku Bilawday Heshiikii Riyada U Muuqday Ee Cristaino Ronaldo & Juventus Oo La Ogaaday Iyo Waliba Shaqsigii Sababta Buuxa U Noqday Oo La Shaaciyay.

Dhawr todobaad ka hor markii ugu horaysay waxaa soo baxay in Cristaino Ronaldo uu doonayo kooxda Juventus laakiin qof kasta oo warkan maqlay waxa uu u haystay mid ka mid ah wararka xanta ah ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaana layaab lahayd in ciyaartoyda kooxda kowaad ee Real Madrid ayna rumaysan bixitaanka Ronaldo ilaa intii …

LA OGAADAY: Qaabkii Uu Ku Bilawday Heshiikii Riyada U Muuqday Ee Cristaino Ronaldo & Juventus Oo La Ogaaday Iyo Waliba Shaqsigii Sababta Buuxa U Noqday Oo La Shaaciyay. Read More »

Eric Abidal Oo Si Qiiro Leh Banaanka U Soo Dhigay Qofkii Naftiisa Ku Badbaadiyay Qayb Ka Mid Ah Beerkiisa Si Uu Saxaafadii Beenta Ka Qortay Cadayn Buuxda Ugu Keeno.

Maalmihii la soo dhaafay waxay saxaafadu qortay war aad u xaasaasi ah oo sheegayay in madax waynihii hore ee kooxda Barcelona ee Sandro Rosell uu si sharci daro ah beer ugu soo iibiyay xidigii waqtigaas kooxdiisa ku dhex xanuunsanayay ee Eric Abidal kaas oo halis ugu jiray in uu naftiisa ku waayo xaalad caafimaad oo dhinaca …

Eric Abidal Oo Si Qiiro Leh Banaanka U Soo Dhigay Qofkii Naftiisa Ku Badbaadiyay Qayb Ka Mid Ah Beerkiisa Si Uu Saxaafadii Beenta Ka Qortay Cadayn Buuxda Ugu Keeno. Read More »

LAYAAB!!. Jamaahiirtii Xulka Qaranka England Ee Markii Xulkooda Laga Soo Reebay Koobkii Aduunka Ee Brazil 2014 Sii Saadaaliyay Shaxda Three Lions Ee Russia 2018 Oo La Shaaciyay.

In afar sano sida ay kubbada cagtu ay noqon karto aad saadaalisaa wax sahlan ma aha, waxaana taas sameeyay jamaahiirta xulka qaranka markii xulkoodu ceebta kala soo laabtay koobkii aduunka ee Brazil 2014 kii waxayna markaas soo doorteen shaxda ay rajaynayeen in Three Lions ay ku matali doonto koobka aduunka ee hadda ka socda Russia. …

LAYAAB!!. Jamaahiirtii Xulka Qaranka England Ee Markii Xulkooda Laga Soo Reebay Koobkii Aduunka Ee Brazil 2014 Sii Saadaaliyay Shaxda Three Lions Ee Russia 2018 Oo La Shaaciyay. Read More »

RASMI: FIFA Oo Ku Dhawaaqday In Wax Laga Badalay Qaabkii Loo Soo Xulan Jiray Liiska Musharixiinta Abaal Marinta Xidiga Aduunka Ugu Fiican Ee The Best.

Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay wax ka badaleen qaabkii loo soo xulan jiray liiska musharixiinta abaal marinta xidiga aduunka ugu fiican ee The Best. FIFA ayaa sidoo kale shaacisay waqtiga la shaacin doono liiska ciyaartoyda ku soo bixi kara liiska abaal marinta The Best. Xidhiidhka kubbada …

RASMI: FIFA Oo Ku Dhawaaqday In Wax Laga Badalay Qaabkii Loo Soo Xulan Jiray Liiska Musharixiinta Abaal Marinta Xidiga Aduunka Ugu Fiican Ee The Best. Read More »

Qiimaha Saamiga Suuqa Ee Kooxda Juventus Oo Boqolkiiba 22% Sare U Kacay Iyo Saamaynta Cristiano Ronaldo Oo Si Layaableh Turin Looga Dareemay.

Kooxda Juventus ayaa haddaba si buuxda u dhadhamisay saamaynta layaabka leh ee ay ka filan karto saxiixa Cristiano Ronaldo oo la filayo in waqtiyada soo socda ay dhamaystiri doonto heshiiskiisa waxaana arin aan la rumaysan karin noqotay in qiimaha suuqa ee halka saami ee kooxda Juventus uu sare u kacay boqolkiiba 22% saddexdii maalmood ee …

Qiimaha Saamiga Suuqa Ee Kooxda Juventus Oo Boqolkiiba 22% Sare U Kacay Iyo Saamaynta Cristiano Ronaldo Oo Si Layaableh Turin Looga Dareemay. Read More »